(Sawirro) Muuse Biixi oo u dhoofay Sacuudiga & Boqor Salman oo dayuurad gaar ah u soo diray

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta dalka ka dhoofay, waxayna u ambabaxeen waddanka boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaasoo ay ku soo gudan doonaan waajibaadka Xajka. Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee wehelinaya, ayaa marti-qaad rasmi ah ka helay boqorka dalka Sucuudi Arabiya, Boqor Salmaan Binu Cabdul Casiis, waxana … Continue reading (Sawirro) Muuse Biixi oo u dhoofay Sacuudiga & Boqor Salman oo dayuurad gaar ah u soo diray